Halkaan waxaa ka heli kartaa xogta musharaxiinta doorashada gudoomiyaha UBAD. Markii la gaaro waqtiga doorashadana waxaa halkaan ka heli kartaa linkiga doorahsada kalana socon karta side doorashada u dhaceyso oo LIVE ah
Hadii aad qabto suaalo dheerard ah ama aad rabtid faahfaahin waxaad la soo xariiri kartaa golaha doorashada.
Ku dhifo halkan